Aplikasi ini berisi Alquran oleh Sh Omar Faruq.
Aplikasi ini berisi Alquran, oleh Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. Setelah sekian lama dan kerja keras, akhirnya kami merilis aplikasi Tafsiirka Quraanka ini, kami berharap Anda mendapatkan manfaat darinya, Insya Allah.
Aplikasi ini akan memungkinkan Anda untuk:
- Untuk mendengarkan pelajaran audio, jeda, hentikan, ulangi, maju dan mundur
- Pelajaran akan dijeda jika Anda menerima panggilan, setelah selesai, pelajaran akan dilanjutkan dari tempat Anda pergi.
- Pelajaran audio berukuran sangat ringan, sehingga tidak menghabiskan data internet yang besar di pihak Anda
- Anda juga dapat mengunduh seluruh Alquran dalam format bacaan untuk memudahkan saat mendengarkan pelajaran audio, Anda tidak harus tetap berada di aplikasi audio saat membaca Alquran, pelajaran audio tidak akan berhenti jika Anda meninggalkannya
- Anda juga dapat berbagi aplikasi Tafsiirka Quraanka dengan keluarga dan teman
Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.
Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:
- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid
- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi
- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin
- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaadki baxdo oodh furatid appka
- Aplikasi Inaad-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga